SAFIYA TUSMA OO KA HADLAYSA SIDA WAX U DHACEEN

SHEEKADAN WAA IFTIIMINTA BILOWGA IYO DHAMAADKA WIXII DHACAY

Kommentarer

  • Hodan Online
    Hodan Online10 dagar sedan

    Asc Somali Maxamed Ramadan kariim Wxan la hadlaya Walashey Tusmo 👸🏻 Huno Sadar Muuqda sual ka dhan walashey wxan ku leehay Jacayl iyo ixtiraam inba agteyda kaga saidey 🙏 Wxan leehay gabdha somaliyeed 👸🏻 aan anagu isu hiilino isu naxariisano si ilahy inogu naxariisto 🙏 O daya gabdha Adku diganeysan Kor naaged laabo ISMA dheera Wxa ku Dhacy gabdh walbu ku dhici kara e Dumaroow Aan isku Naxariisano🙏

  • Osman Abdullahi

    Osman Abdullahi

    3 dagar sedan

    Lllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllplplllllllllllllĺllpllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺĺlĺĺllllllllllllplĺĺlllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺlĺlllllplllĺplĺllĺllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpl LLP lplllllpplpllppppplppppppppplpppplpppplpplpplpppplllppplpppplppplppplppppppplppplpppplpppllplpppppplpppplpppplppppppppplpplppllplpppplppppppppppppppplplpppplpppppllppllppllpppllllpplpppplppplpppplppppplplpppppplpppppplpplppplpllppplplppppppplpppllplppppppllppppllpplplpppppplpplpppppplplppplppplppplppppplpppppppppppppplppppppppppppppppplppplllplllĺĺĺlllllllĺlllllllllllllllllllllllpllllllllllllplpllllllllllĺplppplllpllllllpplplllllĺllllllllllllllllllllpllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllplplllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllĺlllĺĺĺllllllĺllllĺlllĺllĺĺlĺĺllĺlĺĺl

  • Faiza Abdulla

    Faiza Abdulla

    3 dagar sedan

    Habaryahay iskadaa inanka kayar we inta cajuun cajuuso xishoo inacajuun waa inan wanagsan lan shere cajuuso uf uf xishoo

  • Cabdi Rashiid

    Cabdi Rashiid

    4 dagar sedan

    Ninkas hatawa ino adika guxumey hamoodin wll sharafta Allah hakaqaado

  • Hanuuya official

    Hanuuya official

    4 dagar sedan

    @addoonti alle11

  • Abram Preston

    Abram Preston

    5 dagar sedan

    @Luis Kashton Yea, I have been using flixzone for years myself :D

  • Yusro ibraahim
    Yusro ibraahimTimme sedan

    Asc dhamaantiin soomaaliweyn Salaan sharaf sister tusmo aniga waxan kudhihi lahaa sabarka dugso insha allaaah

  • bocoy noiu
    bocoy noiuTimme sedan

    illahy qalbiga haku kabo calaamo lagu tusaye Isagna illahy haso hadeyo o xaqa hatuso😣😪

  • Hon Raho
    Hon Raho5 timmar sedan

    Habaryar mcn wan kaxumahy waxa kugu dhacy lkin maxad udhihi way say amaan isii cab adan lahen sida kuma raacdo habo mcn

  • bocoy noiu

    bocoy noiu

    Timme sedan

    Khabaxd been badan aya thy

  • Shamso AMD official
    Shamso AMD official10 timmar sedan

    Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/GORFQtjrspjL1wnZvbvKLX Forever living waxay no haysa fursad shaqo hada rabta inaad ka faidesato so qabsa link hosa mahadsanidin

  • hawaarto sinaantu waligeeed
    hawaarto sinaantu waligeeed13 timmar sedan

    Sheekadaan wàaa layaabay gabdhaan haday saaan run Ku sheegayso waaaa gabdh aaaan caqli lahayn waaayo NIN aaan qabin seee lacag intaa leeg u siiisaa

  • Roda Ziad
    Roda Ziad16 timmar sedan

    Why you making soo interesting about your history and your love life Somali people's have their own difficulties struggling their daily life majorities no one's is interested have a life Madam

  • thiago official
    thiago official19 timmar sedan

    Mama safiya tusmo ilaahay waxan kaaga baryayaa in ilaahay kuu hiiliyo

  • Maxamed Cabdi aw yoonis
    Maxamed Cabdi aw yoonis20 timmar sedan

    Talada walashaay tusmo ujeediyo wll maad iskadhaaftaan

  • Muuse Axmed
    Muuse Axmed21 timme sedan

    Safiyo tusmo dad ka rag yoyo Dumas Hadi ay isqabtan garu umasina dad kamadhadhac San tusmo mareykan ugatimid rumasho

  • Hamse Muhuyedin samater
    Hamse Muhuyedin samater22 timmar sedan

    We bleave tusmo 🥰

  • Axmed Xassan
    Axmed Xassan23 timmar sedan

    yaan laxidhin markaad dhahday baa madaxa i qarxay xitaa dabool iga saarmay dhibkaatada ay tabanayso

  • Salmaan Loohaar
    Salmaan LoohaarDag sedan

    Safiyo Tusmo iska ilow somali waxey dhahdaa ceeb waa sedax mallin ee iska illow waxii dhacaye marka sofadhisato arimo kale keen wan kugo tagersanhye

  • ruweida Abdiasis
    ruweida AbdiasisDag sedan

    Ilahay haku caawiyo maamo

  • Sml
    SmlDag sedan

    Iska sabar hooyo🥰🙏🏼😡

  • Hassan Noor
    Hassan NoorDag sedan

    Wxaas cml waan togaan lahaa

  • Abdalle Ali
    Abdalle AliDag sedan

    Ilaahay Hakuu Gargaaro Wll Safiya

  • Cabdi Cabdulaahi
    Cabdi CabdulaahiDag sedan

    RAMADAAN KAREEM

  • Ayaan Hassan
    Ayaan HassanDag sedan

    Wllhy mar kasan ragaba naca hoyo alle qalbiga ha ku qabojiyo ragu ma wada xuma lkn qar xuun ba ku dhex jira

  • Xuseen eme
    Xuseen emeDag sedan

    Khabaxd been badan aya thy

  • qopoy dnon
    qopoy dnonDag sedan

    Sorry wlhi Qalbigaaga ayuu QODAX ku noqday😢Alle qalbiga hakuu qaboojiyo Amen yaa Rabi

  • Asha Omer
    Asha OmerDag sedan

    Paul

  • Samatar Maxamed
    Samatar MaxamedDag sedan

    Alle wa dumare mu gursado

  • qopoy dnon

    qopoy dnon

    Dag sedan

    I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab

  • ayan Nuur
    ayan NuurDag sedan

    He sounds like he's a bipolar narcissist. Subhanallah..so many somali people have mental health issues that need to be addressed

  • Omar Sollas Official
    Omar Sollas OfficialDag sedan

    Kalmaday tidhaaho wuuu yidhi wlhi wxd moodaa inuu isagii hada hadlayo Inan Gumeed Inan Gumeed Dhalay Samaroon Wxn leeyahay Ninkaa Gabadha Magteedii Ka Qaaaada...!!!

  • Mo Deep
    Mo Deep2 dagar sedan

    Naa u got busted nayaa come out with better Thant that .

  • yacquub saciid
    yacquub saciid2 dagar sedan

    Nasiib xumaa Ugeysay xaqiiqadii in uu ku helay adiga hadan uu ku dayacay.😥😥😥

  • Samiiro Jaamac
    Samiiro Jaamac2 dagar sedan

    Lkn madan carur laheen lacagta maa ayaga meel udhigto intaa sinatra isaga

  • Aamina Ismail
    Aamina Ismail2 dagar sedan

    Cadawgaaga unoolow safiyo ciiltira samirka badi waad gabadhu guusha

  • Purple Rose
    Purple Rose2 dagar sedan

    nin aan ku qabin sideed ooga ogolaatay waxaas oo dhan guur ma qarsooma lacag keen markuu ku yiri ayaat ka gaabsan laheed waano ha kuu noqoto

  • Yuu Yusuf
    Yuu Yusuf2 dagar sedan

    My my ma qaldanid alaah ayaana kuu abaal gudaya insha alaah

  • Sahra Salad
    Sahra Salad2 dagar sedan

    Salan sare seynab ixtiraam mhdsnd wlshs. Sida wngsn ad ula talisey & wanadada wngsn marku qof dumara dhib ku dhoco wan kula qaba iney hal meel uga wado jeestan oo aaney is kala qaa qaadin waa iney is cawiyan adunka waxan dhicin ma jirto lkn waa laga gudba hora loga socda wl hadad isku xafad tihin laxiri oo lataliyo is arka hadad waqti hayso fikradaha la wadag wa inan is cawino meel walban joogno kor haween kobo ismadheera fikirkaga wngsn aad bankaga mhd celinayaa illahey ha idinxafido adiga &carurtada

  • Sahra Salad
    Sahra Salad2 dagar sedan

    Thanks. SiS😍🙏👍

  • Yuu Yusuf
    Yuu Yusuf2 dagar sedan

    Waxaad aad ledahay heygu dhacaan asigeey kudhacayaan insha alaah duli

  • Hamda Nuur
    Hamda Nuur2 dagar sedan

    waxa iga yabiyay inu jiro qof sidan wiilkan ubuka inu jiro lakin alla jira jirina dona laga yaba inu ilahy balayo kale kaga weciyay way jiran masibo ka wayni wlll lakin ha qalbi jilicsanan

  • Muqtaar Macalin
    Muqtaar Macalin2 dagar sedan

    Maashaa allah safiyo geesiyad baa tahay ninkaana Allah haka abaal mariyo waxa uusameeyay

  • Luul Xuseen
    Luul Xuseen2 dagar sedan

    daacadnimadu ha kuu hiiliso

  • opzz xsin
    opzz xsin2 dagar sedan

    I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab

  • NaimaNora Beauty
    NaimaNora Beauty3 dagar sedan

    SubhanAllah 😭😭😭

  • NaimaNora Beauty
    NaimaNora Beauty3 dagar sedan

    SubhanAllah

  • Abdel Faud
    Abdel Faud3 dagar sedan

    Illahoow qalbikeyda daji aamiin dha ha 😪😪😪

  • Abdel Faud
    Abdel Faud3 dagar sedan

    Habar yar Macan hadaad sinesatay adiga ayaa laku xisabinayaa ciidii ku aminsan iyo kuwa aan ku Amin Sanen ba wax ee kaaa badali kartaan malahan høre u soco waan daremaya waad ku waneysaan quf WENAYAa tahay hada jacel qaday lkn somali waan qancinaya hadaad dhahda waad wala neysaaa eee cadi iska dhig ha a u bixin waxa la dhaha haya fillm waxba ikama kalin ladha haya dhagso

  • Abdel Faud
    Abdel Faud3 dagar sedan

    Jacel yaraaan wenaan malaha QUF WAXJECLADAY ADIGA UGUMA HORESID WAA DAREMI KARAA

  • Maamo Qaali
    Maamo Qaali3 dagar sedan

    Man fahmin weli

  • NAciima Maxamed
    NAciima Maxamed3 dagar sedan

    Ax ax ax ax 😭😭😭😭😭😭

  • Aamiin Cabdullahi
    Aamiin Cabdullahi3 dagar sedan

    Waxaad qarsata wayku qarsadaan kasheekeey

  • Aamiin Cabdullahi
    Aamiin Cabdullahi3 dagar sedan

    Malaaig ma ahan maxaad udhoorw dhoowreeysay ka sheekeeywa ligaa

  • Abdisamed Ahmed
    Abdisamed Ahmed3 dagar sedan

    amin amin amin amin ya rabi

  • Abdisamed Ahmed
    Abdisamed Ahmed3 dagar sedan

    waa runta

  • Aisha Maxamed
    Aisha Maxamed3 dagar sedan

    Asc

  • Yasmin Macmacaan
    Yasmin Macmacaan3 dagar sedan

    Ilahey hana asturo

  • Nimco Nalka
    Nimco Nalka3 dagar sedan

    Tusmo ani gargar alln kuu weediiyay

  • Sayid Jaamac
    Sayid Jaamac3 dagar sedan

    Walaal ha dambaabin illaahay siduu rabuu awoodaa oo dharaar ka dhigi karaa wixii uu doono saad mooday maaha xoog buu leeyahay xeelad buu leeyahay wuu ku maqlayaa ku arkayaa ha moodin in aanu waxba cadayn karin ama aadamoo kale yahay xaggee eegtay sow dunida isagu maleh cirka iyo dhulka iyo inta u dhaxaysa

  • liban Ahmed
    liban Ahmed3 dagar sedan

    Allaha kuxafido walal marwalbo garabkaaga ayaan ahay duco iyo garab inshallah dhammaan gabdhaha Somaali yeed.sharaf ayay mudan yiin.

  • drs samiira abdi
    drs samiira abdi3 dagar sedan

    Waa ramadan wan 10 ugu danbeyY allah ka baryena gbr walbo dhibkaa hesto midke hoyo tusmo cml.allah la baryaa in naga dul qado ceebahena allah asturo allah kaliya gbr nasiin karew

  • Safiya Lowra
    Safiya Lowra3 dagar sedan

    Safiyaay Dhaartaada Na Deeqda Indhahaade Ka Muuqataa inaad Run Sheegeysid Abaayo qaali Iska Sabar Farxadi Waaa Kuu Hadhowe Inshallah Guul iyo Gobonimo ayan kuu rajeynayaaa qofti Dhaarata Waxaa Ka Xun Kii Aamini Waayo Ciyaalkeeda Ayay Ku Dhaaratay Hooyana Caruurteede ifka U Jeceshahay Ee Kuqanca Soomaalaay Aniga marki Hore Waan Kuqanacsanaa Hadalada Safiyo Oo Been Luguma Baran qofka Beenta Sheegaya Waa Cabdi Ciise Cajuun Oo Indhahiisa ayayba Ka Muuqatay Ee Sheekadaan Hala Soo Afjaro inshallah Safiyana Waxaan Ilaahey igu Baryayaa inuu Ilahey Xaqeeda Soo Dadejiyo inshallah

  • Anzal Qurux
    Anzal Qurux3 dagar sedan

    😭😭😭😭ax xanuun badana wa qisadii ugu xunun badned abid aan dhagesto balse alx dadka hadalkodo aniga ma amino wayo hadaladi danbo oo safiyo lagabeen abuuranayay ban amini laha wayo safiyo waa qof mesanman oo waxyabahas iskalafac weyn ilahow udhibdhaam hoyada somaliyed

  • Mouhamed Dayib
    Mouhamed Dayib3 dagar sedan

    Asc wll tusmo sharaf wll wxkasta wadhacan adunkan lkn fejignow

  • Abdalla Nasir Omar
    Abdalla Nasir Omar3 dagar sedan

    wajiga iskaso ferey habaryaro naga xishoo beeni raad malee

  • Charming nowhere to hide
    Charming nowhere to hide3 dagar sedan

    عَنْ اللَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى أَنَّهُ قَالَ يَا عِبَادِي إِنِّي حَرَّمْتُ الظُّلْمَ عَلَى نَفْسِي وَجَعَلْتُهُ بَيْنَكُمْ مُحَرَّمًا فَلَا تَظَالَمُوا

  • Caasha Cali
    Caasha Cali3 dagar sedan

    Abaal kaa ayaa Ku helay adoo qof Wayne ah maxaad umeher xaday hablihii yaryara ayaan yeelin sidaa hadana iska ilaw sheekadaa ka hadh

  • Sihaaam Qurux
    Sihaaam Qurux4 dagar sedan

    We love you mama

  • Charming nowhere to hide

    Charming nowhere to hide

    3 dagar sedan

    You are naive and he was manipulated but how did you travel to this deval man but you are woman who where in love ilaahay u samir

  • Fowziyo Hussein
    Fowziyo Hussein4 dagar sedan

    Alle.hakuu.saqiro.qofkastoo.isku.dayo.xumantada.asiga.alaha.ku.cesho.aamiin

  • leylo samatar
    leylo samatar4 dagar sedan

    Kkkkkkkkkkkkkjwaaninwaalan

  • Bozteya Adam
    Bozteya Adam4 dagar sedan

    Nin xuni muxu gabar kudhaely

  • Abdul Kadir ismail Ismail
    Abdul Kadir ismail Ismail4 dagar sedan

    Any tribalistr is not somaliland walaal la tasho adeero sheekh cabdilaahi cali jawhar oo ah farakutiriska ka nool waxgaradkeeni

  • Abdul Kadir ismail Ismail
    Abdul Kadir ismail Ismail4 dagar sedan

    Hero we love you sister

  • Fawzi Hapiip07
    Fawzi Hapiip074 dagar sedan

    7 ciYaalaan leeYahaY iYo kuraY baan daba boodaYaa waa iimaan xumo

  • RaxmO Cishqi
    RaxmO Cishqi4 dagar sedan

    Safiya halkad istagto hadu so istago uga tag doqonka calmo alle ha ka muujiuye

  • RaxmO Cishqi
    RaxmO Cishqi4 dagar sedan

    Hadu ku so qaraco ha ka qaban ha la hadlin block iska saar socail media uu kugu jiro

  • Abdul Kadir ismail Ismail
    Abdul Kadir ismail Ismail4 dagar sedan

    Call usa outhorities all the record will be there and he must face full force of law

  • Abdul Kadir ismail Ismail
    Abdul Kadir ismail Ismail4 dagar sedan

    Why did noy

  • Abdul Kadir ismail Ismail
    Abdul Kadir ismail Ismail4 dagar sedan

    Arinto was booshaq walaal justarintu dhiriw bay noqotay where is our beloved culture move on

  • Abdul Kadir ismail Ismail

    Abdul Kadir ismail Ismail

    4 dagar sedan

    I mean dhiriqw

  • RaxmO Cishqi
    RaxmO Cishqi4 dagar sedan

    😭😭😭😭alla hoogay tusmoy salad kasta oon galo wan ku so ducaynaya maamo😭😭😭😭

  • Abdul Kadir ismail Ismail
    Abdul Kadir ismail Ismail4 dagar sedan

    That's good point

  • Abdul Kadir ismail Ismail
    Abdul Kadir ismail Ismail4 dagar sedan

    You are naive and he was manipulated but how did you travel to this deval man but you are woman who where in love ilaahay u samir

  • siraad mohamed
    siraad mohamed4 dagar sedan

    Lol I don’t know if u exist in my books lol how can u make that claim... mada iga qasin wll sorry lol

  • Mariya Clrizaaq
    Mariya Clrizaaq4 dagar sedan

    Subxaanalaah casa wajalaah😭aaad ayaa hooyo logu dulmiyeey insha Allah kaas hortiisu kahelin😡aan uduceyno maamada ilahay qalbigana hakuu qaboojiyo😢waxaana dhici karta gabdho kale oo saa udulman inay jiraan ayagana waxa kula talin lahaa inay ku cibra qaatan oo maanta laga bilaabo ay goaan gaaraan hadii kale sida gabadhaas oo kale baad u dulmanaan doontaan🙏🏾🙏🏾🙏🏾u dagaalama sharaftiina gabdho oo gacmaha aan isqabsano🙏🏾❤

  • RaxmO Cishqi
    RaxmO Cishqi4 dagar sedan

    Safiya tusmo mamo adunka wax walba wa la arkiye qalbiga adkayso wlhi labadinaba idinma aqano hadana isaga abti iigu tosan hadana adigan ku garab tagan nhy ha war warin hadad naga fogtahay iyo hadad nala joogto ana garab kaga tagan inzha allah xaqiq du dibada way iman inzha allah

  • ribna rim
    ribna rim4 dagar sedan

    Naag walba nin somali wax ku darsato masiirkeeda sidaas uu danbeneyso I said what I said

  • abuu jeerin
    abuu jeerin4 dagar sedan

    Ciidagale oodhan miyey kaa qaban wayeen walhi dad nool maaha . Ma inan caadhkeenii ayaa sidan ugu ceeshootay dhulkeedii talay tolay wadankii ragma joogaan sorry ....

  • Abdul Kadir ismail Ismail
    Abdul Kadir ismail Ismail4 dagar sedan

    Walaal ala aamina ma iisho ninkani ma aha nin dhaqan iyo caqiido leh anoo ah qof reer sheekh isaxaaqa ah samir xaga ihaahay ayey cuqubo ku dhici doonta

  • Halima Abdirahman
    Halima Abdirahman4 dagar sedan

    Waxa layarahda sirmaqaba saba biyo u celsha waa mahamah qalbigaga Alah ku dajiyo ruxu dhibkeysta Allah ka abalmarina sabar Allah ku ku qudiyo

  • Muxiyadiingumse Muxiyadiingumse
    Muxiyadiingumse Muxiyadiingumse4 dagar sedan

    Ceebiyo caydhba waxayraacday Nin xun Xaalgudoon

  • 🧠✍️ life
    🧠✍️ life4 dagar sedan

    Noloshayda cajal Soomaali kusaabsanoo Intan soconayo Maan dhagaysan. Sharaf bayse ii tahay wixii ugu horeeyoon kaa dhagaysto inay tahay dhabtiiyoo dhamays Tiran. Kaliyah dhibta ku haleeshaa ah markii ugu horayseed wajigiisa xun aad aragtay in aad sii haysatay. Se taana waxaan u saarin in aad sixranayd ee uu yahay ruux waxaasi kasuura Gali karaan ee aad uliita. Gob Baat tahay geesiyad na ah se musiibo shaydaani ku habsatay. Guulayso my dear🙏 wax walboo dhankiisa ahina Noloshaada ka Saar oo kasifeey. Soomaali danbe na haysku dayin inaad ka xumaato warkooda iyo qancintooda. Eray Danboo axadkaasi ku saabsan intaad nooshahay haka soo hadlin ka qubayso dhibtiisii iyo wuxuu ku mariyay wax aan kugu dhicin na kasoo qaado. Kaliyah hakuu noqoto waxaad ku cibri qaadato caqli iyo xigmad na ka dhaxasho.❤️

  • Hussein Abdulkarin
    Hussein Abdulkarin4 dagar sedan

    Wallasey safiya tusma wanku aminsanahay wll Naga rali noqo hadan niman nahay

  • 🧠✍️ life
    🧠✍️ life4 dagar sedan

    Anoon sheekadaada in badan kala Socon se dhagaha un aan ka maqlay Dan na ka lahayn. Hadana aan cajalkaaguba hal daqiiqo Bes ka dhagaystaan kuleeyahay wax walboo dhaco horay uga Soco dibna ha u eegin. Qalbigaygoon ku kalsoonahaana ii sheegayo in aad tahay dhibane misane geesiyad aad tahay intaasina iga badan ee ii noolow dear🙏 Jacaylku waa wax waalan cidaan kuu qalmin noloshaaduna qalbigaaga kusoo dhaceen inaad daqiiqad wax wadaagtaan na aadan isu quurteen buu qoorta kuu gashaa. Ruuxaan dib u eeginee inta Isla yaabee isku qoslo qaladkuu naftiisa ka galay iyo inuu Ruuxaa isu quuray un baa ka guulaystoo ka gudbo. Sax iyo Qalad na wixii kaa dhaco Cid kale xaq Uma lahan xugminteeda. Iska daa guuree xataa hadaad wada sinaysan laheedeen uu farjigaagoon meelna ka maqneen qadka soo dhigi lahaa Ima cuslayseen waayo adaa leh cidina xaq Uma lahan in ay jirkaaga iyo Noloshaada kugu xugmiso adna xaq ha isiin Aadmi xumi in uu sharaftaada meel uga dhici karo. Su aashaydu waa Safiyaay goormaad ruwaayad ama hees cusub inoo soo Saari howshan na aan uga cara gadisanaa❓ 😅heestii hobaboo hoqoo baa anigu aad iiga badneyd iyo quruxdaada Alaha kudhowree.

  • mikin lirou
    mikin lirou4 dagar sedan

    Hooyo safiyo wa kula daremaya 😥😥inta ceebtada raadisa alle ha jaa ifayo

  • Hawo Abdi
    Hawo Abdi4 dagar sedan

    Magtaada halaga qaado baastarka

  • Hawo Abdi
    Hawo Abdi4 dagar sedan

    Doqon doofaar ah oo u jabtay weeye kaas uuf 🤮🤮🤮🤮🤮🤮😷😷😷👈

  • mikin lirou

    mikin lirou

    4 dagar sedan

    Safiya sidaad Fanaanad noogu ahayd 🎤 baa haddana noogu tahay ciise cajiin waligey Ma arag mana aanan aqoon adi uun baan kugu baranay dadka taageeraya waa dad

  • Hawo Abdi
    Hawo Abdi4 dagar sedan

    Rag kulama dhalan miyaa aawey tolkaaga may garaacaan waxa oo shaqo ka qabtaan

  • Hawo Abdi
    Hawo Abdi4 dagar sedan

    Somali land sharaftaada baa ka weyn oo ka qaalisan sharaftaada waa la difaacnaa

  • Hawo Abdi
    Hawo Abdi4 dagar sedan

    Kaas nin rag ah lama dhihi karo 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👈 UUF

  • Hawo Abdi
    Hawo Abdi4 dagar sedan

    Inaa reerkeyga iga doono dhahdo bay ahayd

  • Hawo Abdi
    Hawo Abdi4 dagar sedan

    Safiyo marka hore baa cheap iska dhigtay

  • Hawo Abdi
    Hawo Abdi4 dagar sedan

    SUBHANALLAH ALLAH SWT HAKAAGA JARO WUXUU KUGU SAMEEYAY INAN GUMEED WEEYE WAXA DOQON KA AH DAYUUS DULI LAGU ROONE AH KUGUMA UUSAN KALSOONAYN

  • Khadra Garyar
    Khadra Garyar4 dagar sedan

    Waalhi abaayo safiyo tusmo markaa dawaday waan oyey abaayo qalbikaaga alle hakudujiyo

  • Abdirisaaq Siciid
    Abdirisaaq Siciid4 dagar sedan

    Waan ku salaamay Asw

  • amran Beauty
    amran Beauty4 dagar sedan

    yabay aniguye waxa ee kashekeyneyso tusmo ma dhab baa mise waa filim xalad kale waryaa ila dhakafaarsan😳

  • Shukri Cabduqaadir
    Shukri Cabduqaadir4 dagar sedan

    Waxa aan Allah kuu weydiinayaa inuu XAQAAGA Kuu soo Dhiciyo INSHA ALLAH Sawar Walaasheydiyeey.

Nästa